Faahfaahino ka soo baxaya askar ka tirsan AMISOM oo lagu dilay duleedka Muqdisho

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qarax miino oo saacadihii ugu dambeeyey ciidamada AMISOM lagula beegsaday wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Qaraxan oo ahaa mid lagu aasay wadada dhinaceeda ayaa lala beegsaday  gaadiid kolonyo ahaa oo ay wateen Ciidamada xili ay marayeen degaanka Weydow. Goob-joogayaal ayaa sheegay in qaraxan uu haleelay mid ka mid … Continue reading Faahfaahino ka soo baxaya askar ka tirsan AMISOM oo lagu dilay duleedka Muqdisho